Shirkad dayuuradeed oo balan-qaad aan caadi aheyn u sameysay Macaamiisheeda

Shirkadda dayuuradaha Emirates, oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa noqotay shirkadii ugu horreysay ee sheegtay iney dabooleyso kharashka caafimaad ee ku baxayo rakaabka ku safra diyaaradaheeda ee uu ku dhaca Covid-19. Emirates kharashka caafimaadka ee ay bixineyso waxay ku sheegtay iney gaareyso ilaa iyo $173,000 oo doolar, iyadoo 14-ka maalmood ee uu qofka karantiilka … Continue reading Shirkad dayuuradeed oo balan-qaad aan caadi aheyn u sameysay Macaamiisheeda